Borama (WJN) –Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay weheliyaan Wasiirada wasaaradaha Beeraha iyo Ganacsiga, ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay magaalada Boorama.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/OPZgpNKpVWU
Wajaalenews Desk
Boorama Office
Wajalenews@gmail.com