|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Dalka Eritrea Oo Qaabilay Masuul katirsan Dawlada Somaliland.
June 3, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Ereteriya Isaias Afwerki iyo wasiirkiisa arrimaha dibadda Cismaan Saalax Maxamed ayaa qaabilay ergayga Somaliland u qaabilsan Qaramada Midooobay Mudane Maxamed Warsame Ducaale oo gaadhay magaalada Asmara ee xarunta Ereteriya. Labada dhinac ayaan wax faah faahin ka bixin kulanka dhexmaray masuuliyiinta ugu saraysa dalka Eritrea iyo wakiilka somaliland ee qaramada midoobay ku dhexmaray Asmara. Somaliland iyo Eritrea ayaa yeeshay xidhiidh dhaw tan iyo wixii ka dambeeyey markii wefti culus oo ka socda xukuumada Asmara ay yimaadeen somaliland, taas oo bilaw u noqotay cilaaqaad dhexmara labada dal.
Related posts:“Waxa aannu leenahay Xisbiyadda Mucaaridka ah doorasho aad natiijadeeda ogtihiin ha ku soo degdegina... Jamaal Cali Xuseen oo Soo Bandhigay Hiil Uu Ku Hungobay oo Uu Sheegay Inuu U Galay Madaxweyne Biixi+... DAAWO;-Sheekh Dandaawi Oo Booqasho Ku Tagay Gobolka Sanaag Iyo Xabaashii Sheekh Ciise Bini Axmed! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|