|
|||||
WAJAALE NEWS
“Madaxwaynaha Waxaan Xusuusinayaa, In Waxa Aad Maanta Raga Ku Samaynayso Ay Tahay Wixii Aad Ka Talowdeen..” Cali Canter
June 8, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Siyaasi Cali Canter oo ka mida masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, ayaa ka hadlay xadhiga ay Xukuumadu kula kacday Xildhibaan Dhakool, Guddoomiyhihii Garabka Dhalinyrada ee Xisbigaasi Waddani iyo dadweyne kale. Sidoo kale, Siyaasi Cali Canter ayaa sheegay in Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi talaabooyinka uu maanta samaynayo ee uu dadka sida sharci darada ah ugu xidhayo ay tahay wixii ay ka talaabeen.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Xildhibaano Ka Tirasan Golaha Deegaanka Berbera Oo Si Adag Uga Hadlay Wareegtadii Dhawaan Lagu Xay... Dablay Hubaysan oo Xalay Fiidkii Gaadhi Shirkadda oo OMAAR Leedahay Ka Af-duubtay Bariga Magaalada H... Xukuumada Jabuuti Oo Ka Hadashay Xaalada Caafimaad Ee Madaxwayne Geele Iyo Xaqiiqada Wararka Laga Ba... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|