Maareeyaha Dekedaha Somaliland Oo Shaaciyay In Lasoo Afjaray Khilaafkii Udhexeeyay Maraakiibta Iyo Shirkad Ka Hawlgasha Dekeda, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maareeyaha Dekedaha Somaliland Oo Shaaciyay In Lasoo Afjaray Khilaafkii Udhexeeyay Maraakiibta Iyo Shirkad Ka Hawlgasha Dekeda,
June 23, 2019 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Maareeyaha dekedaha somaliland mudane siciid ayaa shaaciyay in ay soo afjareen khilaaf maalmihii udnbeeyay udhexeeyay shirkad la sheegay in ay baadhayso maraakiibta iyo doonyaha iyo maraakiibta kusoo xidha dekeda berbera kwaasi oo diiday in ay bixiyaan dhaqaale shirkadani ku baadhayso doonyaha iyo maraakiibta

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS