|
|||||
WAJAALE NEWS
Jeneraal Sare oo Ka Tirsanaa Ciidamada Itoobiya oo Geeriyooday
June 28, 2019 - Written by Reporter:Addis Ababa (WJN) – Jeneraalkii ugu sareeyay ciidamada Itoobiya qeybtooda Koonfureed ee fadhigiisa ahaa magaalada Harar ayaa ku geeriyooday dalka Thailand. Sida ay ehelka jananka xaqiijiyeen ayaa waxa uu u dhintay xanuunka Kansarka oo kaga dhacay sanbabada. Jeneraal Gabre ayaa aad caan uga ahaa dhulka Soomaalida Itoobiya , isaga oo sidoo kale mas’uul ka ahaa hawlgaladii ciidamada Itoobiya ay ka sameeyeen Soomaaliya sannadkii 2007-dii. Waxa uu ka mid ah taliyeyaashii xilka ciidanka ka fadhiistay markii uu isbadelka ka dhacay dalka Itoobiya.
Wajaalenews Desk Addis Ababa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Dab Xoogan Oo Ka Kacay Suuqa Waaheen Ee Badhtamaha Magaalada Hargaysa Oo Aan Wali Lagu Guulaysay In ... Urur Siyaasadeedka Cusub Ee Halgan Oo Maanta Laga Dhawaaqay Magaalada Hargaysa Iyo Aragtida Uu Kaga ... Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Oo maanta kula tukaday Salaadii J... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|