JAAMACADA CARABTA OO SI ADAG UGA HADASHAY ARINTA KHILAAFKA BADDA EE SOOMAALIYA IYO KENYA | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
JAAMACADA CARABTA OO SI ADAG UGA HADASHAY ARINTA KHILAAFKA BADDA EE SOOMAALIYA IYO KENYA
June 20, 2019 - Written by Editor:

Qaahira (W.N): Baarlamaanka dawladaha ku bahoobay ururka Jaamacada carabta oo kal-fadhigoodii afraad ku yeeshay magaalada Qaahira ee caasimada dalka masar. Ayaa Bayaan ka soo saaray khilaafka dhinaca xaduudka bada ee ka dhexeeya dawladaha soomaaliya iyo Kenya. Waxayna si adag u cambaareeyeen damaca dawlada Kenya ku rabto bada soomaaliya islamarkaana waxay sheegeen in biyaha bada soomaaliya yihiin biyo carbeed waxayna dawlada Kenya u soo jeediyeen inay faraha kala baxda badda soomaaliya
Warbixintaas oo dhamaystiran halkan ka daawo:

COMMENTS
LINKS