Hay’adda Amoud Foundation oo Daah-furtay Barnaamij Cusub oo Ay Ku Kobcinayso Waxbarashada Gabdhaha | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hay’adda Amoud Foundation oo Daah-furtay Barnaamij Cusub oo Ay Ku Kobcinayso Waxbarashada Gabdhaha
June 30, 2019 - Written by Reporter:

Borama (WJN) – Hay’adda amoud Foundation ayaa gobolada Maroodi Jeex iyo Awdal ka daah-furtay barnaamij cusub oo ay ku kobcinsayso waxbarashada Hablaha.

Dhinaca kale,  Hay’adda Amoud Foundation ayaa sheegtay inay waxka qabanayso hir gelinta waxbarashada iyo tayaynta aqoonta Hablaha.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Borama Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS