|
|||||
WAJAALE NEWS
Haayada ICRC Oo Xaqiijisay Tirada Maxaabiistii Dagaalka Ee Ay Kala Qabsadeen Somaliland Iyo Puntland In Gabi Ahaanba Lasii Daayay,
June 3, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Haayada laan qayrta cas ayaa kha qiijisay in dhamaan lasii daayay maxabiistii dagaal ee ay kala qabsadeen maamulka punthand iyo Somaliland kuwaasi oo gabi ahaanba lasii dayay Sidoo kale haayada laan qayrta cas ayaa sheegay tirade maxaabiista dagaal ee ay Somaliland gacanta ku haystay iyo kuwa punthland ku haysayba Tirade maxaabista soomaliland siidaysay ayaa ahaa 14maxbuus halka punthand ay haysy 3maxbuus HALKAN KA DAAWO MUUQALKAW WARKAN; https://youtu.be/dseomtY_4cQ Related posts:DAAWO;-Fanaankii Dilkiisa Ay Ka Dhasheen Kacdoonada Gil gilay Dalka Itoobiya Oo Maanta Lagu Aasay Tu... DAAWO; Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye Xildhibaan Waabeeye Oo Kasheekeeyay Maraaxilkii Ay Isla ... DAAWO: Gudoomiye Ku-xigeenka Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Wadahadalkii Dawlada Somaliland Iyo Koox... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|