|
|||||
WAJAALE NEWS
Guriga Ay Degan Tahay Marwadii Madaxweynihii Hore Ee Jsl Marxuum Cigaal Oo La Gubay Iyo Faah Faahinta Sidii Ay Wax Udhaceen!
June 23, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Canbaaro 1;00 Habeenimo ayaa dab laqabadsiisay guriga ay magaalada hargaysa ka degen tahay marwadii madaxwaynihii somaliland seeska udhigay maxamed xaaji ibraahim cigaal oo lagu magacaabo kaltuum xaaji daahir ayaa ka hadashay dhacdadaii oo xalay saqdii dhexe laqabadsiisay. Marwo kaltuum ayaa fariin qiiro leh udiray madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi iyo wsiirkiisa arimaha gudaha. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Silaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminaayey ayaa... Dowlada Itoobiya oo Xaqiijisay Taageerada Ay U Hayso Balaadhinta Heshiiska Dekeda Berbera, Kana Jawa... DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Agaasimaha Madaxtooyada Jsl,Muxuuse Ka Yidhi Jiritaanka Koox... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|