Guriga Ay Degan Tahay Marwadii Madaxweynihii Hore Ee Jsl Marxuum Cigaal Oo La Gubay Iyo Faah Faahinta Sidii Ay Wax Udhaceen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guriga Ay Degan Tahay Marwadii Madaxweynihii Hore Ee Jsl Marxuum Cigaal Oo La Gubay Iyo Faah Faahinta Sidii Ay Wax Udhaceen!
June 23, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Canbaaro 1;00 Habeenimo ayaa dab laqabadsiisay guriga ay magaalada hargaysa ka degen tahay marwadii madaxwaynihii somaliland seeska udhigay maxamed xaaji ibraahim cigaal  oo lagu magacaabo kaltuum xaaji daahir ayaa ka hadashay dhacdadaii oo xalay saqdii dhexe laqabadsiisay.

Marwo kaltuum ayaa fariin qiiro leh udiray madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi iyo wsiirkiisa arimaha gudaha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS