Gudoomiye Saleebaan oo Ka Hadley Laba Beelood oo Dagaal Ku Dhexmaray Degmada Lughaya iyo Xadhiga Xildhibaan Dhakool | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Saleebaan oo Ka Hadley Laba Beelood oo Dagaal Ku Dhexmaray Degmada Lughaya iyo Xadhiga Xildhibaan Dhakool
June 15, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa, ayaa ka hadley xadhiga Xildhibaan Dhakool, Laba beelood oo dagaal ku dhexmaray degmada Lughaya, xaalada gobolada Bariga iyo arimo kale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS