|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland oo Bulshada Ku Hambalyeey Munaasibadda Ciidda
June 4, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Guddoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland ahna Guddoomiyaha Maxkamada Dastuuriga, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa dhambaaal hambalyo ah oo ku aadan munaasibada Ciidul Fidriga awgeed u diray Shacabka ku dhaqan Somaliland iyo umada muslimiinta ah. Dhinaca kale, Guddoomiyaha Maxkamada sare ee Somaliland ayaa shacabka iyo umada islaamka ale uga baryay inuu ka aqbalao acmaashii saalixa ahayd ee ay soo guteen bishii barakaysnayd ee Ramadaan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Mawqifka Xisbigiisa Ee Furista Ururada Iyo Qabsoomida Laba Doorasho Ee ... DAAWO; Gudoomiyaha Ku Meel Gaadhka Ee Xisbiga Wadani Oo Khudbad Shacabka Ididiilo Galisay Ka Jeediy... DP World Iyo CDC Group Oo Shaaciyay heshiish Ay Ka Wada Shaqaynayaan Xoojinta Ganacsiga Somaliland E... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|