|
|||||
WAJAALE NEWS
G/Xigeenka Tog-Wajaale Oo Soo Gunaanaday Wareeg Kubadeed oo ay Ku Tartamayeen Ciyaartoyga Degmadu
June 17, 2019 - Written by Editor:Tog-Wajaale(W.N): Maayar ku xigeenka degmada Tog-Wajaale Mursal Nuux Cismaan Ayaa habeenkii xalay ahayd soo gunaanaday wareeg kubadeed oo ay ku tartamayeen kooxaha kubada cagta ee degmada Tog-Wajaale. Tartankan oo ahaa mid ay iska kaashadeen Maamulka Degmada Tog-Wajaale iyo ganacsatada magaaladu ayaa ahaa mid lagu dhiirigalinayay dhalinyarada Degmada Tog-Wajaale. Related posts:Wakiilada Diyaaradaha Fly Dubai Iyo Al Arabiya Ee Hargaysa Oo Bilaabay Abaabulka Dad Xukuumada Ku D... DAAWO ;Wasiirkii Hore Ganacsiga Iyo Maalgashiga Caalamiga ah Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar Oo Ka Hadl... DAAWO; Muj Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Sheekeeyey Taariikhdii Abwaan Timacadde iyo Buugga Uu Ka Qor... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|