Hargeysa (WJN) – Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa munaasibad hadhimo sharafeed aah u sameeyay qaar ka mid ah Slaadiinta iyo Waxgaradka Beesha Bariga Burco.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka sawirrada
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office
Wajalenews@gmail.com
BURCO(W,N)-Madax-dhaqameedka, haldoorka, dhalinyarada iyo wax-garadka ka soo jeeda deegaannada Bariga Burco ee Gobolka Togdheer Ayaa maanta magaalada burco hadhimo sharafeed ugu sameeyay gudoomiyaha xisbiga wadani, musharaxa madaxwayne ee xisbiga iyo masuuliyiin kale oo socdaal ku jooga magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco. Munaasibadan ayaa laga jeediyay hadalo kuwaasi oo taageero…
In "WARAR"
"Waad Mahadsantihiin Hadad Noo Timadeen Oo Na Fasaxdeen". Waxgaradka Bariga Burco Burco-(W,n) Siyaasiyiin miisaan culus iyo madaxda dhaqanka beelaha Subeer Awal ayaa hadhimo sharafeed u sameeyay in kabadan 100-xubnood oo ka soo jeeda beelaha bariga Burco, kuwaas oo isugu jira siyaasiyiin, madax dhaqameed iyo waxgarad. Martiqaadka oo ka yimi dhinaca…
BURCO(W,N)-Suldaan guud ee beesha subeer awal suldaan xasan suldaan cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan oo ay weheliyaan madhaxqameed,mujaahidiin iyo xubno kale ayaa hadhimo sharafeed loogu sameeyay magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco taasi oo uu ufidiyay oday cabdilaahi awal bari. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/gjWIEMERjbM