Maayirka Caasimadda Hargeysa oo Soo Kormeeray Waddada150-ka iyo Fariin Uu U Diray Shacabka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayirka Caasimadda Hargeysa oo Soo Kormeeray Waddada150-ka iyo Fariin Uu U Diray Shacabka
June 15, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Maayirka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa maanta soo kormeeray jidka weyn ee xaafada 150, isagoona Maayirku sheegay in jidkaasi loo dhisi doono hab casri ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS