|
|||||
WAJAALE NEWS
Dowladda Soomaaliya oo Digniin U Dirtay Shaqiyaad Ay Sheegtay In Ay Dhaawacayaan Qarannimadeeda
June 20, 2019 - Written by Reporter:Muqdisho (WJN) – Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay digniin culus u dirtay islamarkaana sheegtay in ay talaabo ka qaadi doonto shaqsiyaad ay ku eedeysay in ay waddaan falal lidi ku ah jiritaanka Qarannimada iyo Midnimada Soomaaliya. Warkaan ayaa ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya waxaana lagu sheegay in dadkaasi si adag loola xisaabtami doono, waxaa ay dadkaa ku tilmaamtay in ay ka mid yihiin mas’uuliyiin hore. Waxaa kaloo dowladdu sheegtay in shaqsiyaadka digniintu ku socto ka tirsanaan karaan dowladda dhexe ama heer dowlad gobolleed, kuwaa oo sida ku cad qoraalka caadeystay in ay garab siiyaan ficilada dhaawacaya Qarannimadeeda.
Qoraalka ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa u dhignaa siddan:
Wajaalenews Desk Muqdisho Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Daawo:Madaxwayne Silaanyo Oo Khudbadihiisii Aakhirka Ahaa Ka jeediyay Laybareeri Uu Ka Hirgaliyay So... Somaliya Oo Markii u Horaysay Ka Hadashay Aqoonsi Buuxa Oo Ay Siiso Somaliland Iyo Mawqifkeeda In Be... War Deg Deg Ah; Fal Ka Dhacay Kastamka Magaalada Wajaale Oo Sobobay Geerida Askari Katirsan Ciidanka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|