|
|||||
WAJAALE NEWS
DEG-DEG: Booliska Somaliland oo La Wareegay Xarumaha Telefiishanno Madax-bannaan
June 18, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Ciidamada Booliska ee Somaliland ayaa la wareegay Xarumaha ay Telefiishannada Horyaal iyo Eryal ku leeyihiin Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland. Maamulka labada Telefiishan ayaa xaqiijiyey in Ciidamada Boolisku la wareegeen Xarumahooda Hargeysa Saaka. Illaa hadda lama oga ujeeddada rasmiga ah ee Xukuumaddu tallaabadan u qaaday. Waa markii koowaad ee Xukuumadda cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi Hoggaaminayaa la wareegto Xarumaha Telefiishano Madax-bannaan, laakiin waxay sannadkan gudihiisa xayiraad ku soo rogtay Wargeyska Madax-bannaan ee Foore, halka Xukuumaddii horena dhowr Wargeys xayiraad saartay, sida Haatuf iyo kuwo kale.
Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Warbaahinta Dawlada Eritrea Oo Siwayn Wax Uga Qortay Socdaalka Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirkeeda Arim... Fadeexada Kooxo Sheegtay Xisbigii Baaba,ay Ee Udub Oo Ku Biirey Kulmiye iyo Isweydiinta Ka Dhalatey... DAAWO; Gudoomiyaha Xusbiga Wadani iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Si Balladhan loogu soo Dhaweeyay Magaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|