Dadwayne Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Xukuumada Oo Dhulkoodii Xoog Kaga Qaadaysa Iyo Goobta Uu Ku Yaalo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dadwayne Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Xukuumada Oo Dhulkoodii Xoog Kaga Qaadaysa Iyo Goobta Uu Ku Yaalo!
June 22, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Dadwaynaha leh ku dhul ku yaala galbeedka magaalada hargaysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay dhul ay iyagu leeyihiin oo ay sheegeen in dawlada hoose xoog kaga qaaday kaasi oo ay doonayso in ay dejiyaan dad kale oo ay kasoo rarayaan wadooyinka caasimada ,

Dadka hadlayay oo iskugu jiray mujaahidiin iyo hooyooyin iyagu dhulkan iibsaday ayaa fariin culus idray madaxwayne biixi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS