Hargeysa (W.N): waxaa maanta loo furay tababar dhamaan agaasimayaasha iyo saraakiisha xisaabaadka hayadaha dawlada Somaliland.tababrkaasi oo ay ku baan doonaan nidaamka maamulka iyo miisaaniyada aya waxaa soo qaban qaabisay wasaarada horumarinta maaliyada Halkan hoose ka daawo: