|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiga kulmiye Oo Ka Hadlay Laba Sarkaal Oo Ka Goostay Ciidanka Qaranka Iyo Sharciyada Xadhiga Xildhiban Dhakool.
June 3, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N0-Gudoomiyaha kuxigeenka labaad ee xisbi xaakimka kulmiye axmed cabdi dheere ayaa ka hadlay xaalada guud ee gobolada bari iyo laba sarkaal oo dhawaan ka goostay ciidanka qaranka Sidoo kale gdoomiye axmed cabdi dheer ayaa hadlay xadhiga xildhibaan dhakool oo uu sheegay in uu isagu xasaanadii iska qaaday kuna gafay shacabka somaliland iyo sharciyadii uu ku ahaa xildhibaanka HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|