|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Joojiso Wada hadalada Somaliya!
June 26, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Siyaasi rashiid jaamac dhari oo kamida siyaasiyiinta reer somaliland kana mid saraa kiisha sar sare ee xisbiga mucaaridka ee wadani ayaa xukuumada madaxwayne biixi ugu baaqay in joojiso wada hadalada ay wakhtigan damacsan tahay in ay somaliya dib ula furto. Siyaasi Rashiid ayaa sheegay in aanay wada hadalada Somaliland iyo somaliya wax ba uga soo kordhayn iyadoo lagu guuldaraystay in wax natiijo ah laga gaadho kulamadii hore oo ay ugu danbaysay kii shalay ay baaqdeen somaliya. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|