DAAWO;-Shir Lagaga Hadlayay Qadiyada Somaliland Oo Ka Dhacay Dalka Faransiiska Iyo Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Riyaale Oo ka Qaybgalay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shir Lagaga Hadlayay Qadiyada Somaliland Oo Ka Dhacay Dalka Faransiiska Iyo Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Riyaale Oo ka Qaybgalay.
June 16, 2019 - Written by Editor:

Baris(W,N) Shir laga hadlayay qadiyada madax banaanida Somaliland iyo horumarka ay  gaadhay mudada 28sanadood oo lagu qabtay aqalka golaha guurtida dalka faransiiska.

Shirka ayaa waxaa kasoo qaybgalaya xildhibaano ka socday baarlamanka faransiiska iyo guurtidaba

Sidoo kale waxaa shirkan lagu casuumay madaxwaynihii hore ee Somaliland daahir riyaale kaahin.

Sidoo kale waxaa shirkan goob joog ka ahaa safiirka Somaliland ufadhiya faransiiska.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS