|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qaarkamida Saraakiishii SNM Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Iyo fariinta Ay Shacabka Udireen!
June 19, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Qaarkamida saraakiishii Ururkii Snm ee dib uxoraynta jamhuuriyada somaliland keenay ayaa maanta iskugu yimid kulan qado sharaf ah kaasi oo ujeedadiisu Ahayd sidii ay xog waran u kala heli lahaayeen qaybaha kala duwan ee saraakiisha SNM Dal iyo dibadba iskana warhayn lahaayeen. Sidoo kale kulan qado sharaf ah ayaa lagu sheegay in ujeedadiisu tahay sidii hogaamiyayaashii Ururkii SNM Uwada Ilaashan lahaayeen Qarankii ay lahaayeen guushiisa ee Jamhuuriyada Somaliland Tacab iyo taageeraba, Muj Cismaan Arw Liqe iyo Mujaahid Ibraahim Dhagawayne ayaa faah faahin ka baxiyay ujeedada kulan Is xog waraysiga Ah Iyagoo dhanka kale fariin udiray shacabka Somaliland iyo cidkasta oo kamida bulshada Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/yHJrzwrRJVI Related posts:R-Wajaale: Faa,iidooyinka Soonka Muxaadiro Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir - Halkan ka dhagayso Mu... Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Jsl Oo Shaaciyay Wakhti Uu Furmayo Shir Caalimaya Oo Lagu Qabanayo Somal... Maamulka Golaha Deegaanka Gabiley Oo Abaal-Marin Qiime Leh Ku Dhiirigaliyay Ardeygii Ugu Sareeyay Ta... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|