|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madax-Dhaqameedka Beesha Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Qorshaynta Oo Ugu Baaqay In Uu Iscasilo Iyo Sobabta!
June 6, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Midkamida madaxdhaqameed beesha uu kasoo jeedo wasiir kuxigeenka wasaarada qorshaynta qaranka Somaliland ayaa ugu baaqay wasiir xuseen in uu xilka wasaarada deg deg iskaga casilo Boqorka beesha gabooye ayaa iscasilaada uu wasiirka ugu baaqay ku sobobeeyay in uu madaxwaynuhu quudsaday wasaaradiisa uu ku aamini waayo in uu kasii ahaado ku simaha mudada wasiirku maqan yahay HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Ahmiyada Dekedda Berbera U Leedahay Somaliland Iyo Dalalka Gobolkaba! Dhacdo Naxdinle; Hooyo Umul Ah Oo Gaadhi Dawlada Hoose Leedahay Si Badheedh Ah Ujiidhay Iyo Xog Wara... Liiska Magacyada Xubnaha Uga Qaybgalaya Shirka Magaalada Adisababa Uga Furmaya Maamulka Khaatumo Iyo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|