DAAWO;-Komishanka Doorashooyinka Oo ka Jawaabay Eedo Xisbiga Wadani Usoo Jeediyeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Komishanka Doorashooyinka Oo ka Jawaabay Eedo Xisbiga Wadani Usoo Jeediyeen.
June 19, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Afhayeenka komishanka doorashooyinka somaliland ee wakhtiga ay kalsoonida kala noqday xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa markii uhoraysay ka jawaabay eedaha isdaba jooga ee xisbiga wadani ujeediyay iyo sobobta ay uga jeedeen qoraal ay xisbigaasi udireen oo uudiiday

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/8E0UCKYM5Z8

 

COMMENTS
LINKS