DAAWO; Gudidda Qandaraasyada Oo Shaacisay Shirkada Ku Guulaysatay Qalab Arimaha Imtixaanka ah Oo Wasaarada Waxbarashadu Doonayso.
June 2, 2019 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N) Gudidda qandaraasyada qaranka maanta shaaciyay shirkada ku guulaysatay qandaraaska qalabka ay wasaarada waxbarashadu doonayso kaasi oo lagu ilaalin doono ardayda ufadhiisanaysa imtixaanka shahaadiga oo dhaawaan ka bilaabmi doono Somaliland.