DAAWO; Garyaqaanka Guud Ee Qaranka Oo Ka Hadlay Khilaafka Sharci Ee Udhexeeya Wakiilada Iyo Guurtida +Halka Uu Salka ku Hayo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Garyaqaanka Guud Ee Qaranka Oo Ka Hadlay Khilaafka Sharci Ee Udhexeeya Wakiilada Iyo Guurtida +Halka Uu Salka ku Hayo!
June 19, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Garyaqaana guud ee qaranka somaliland garyaqaan cabdisamad ayaa ka hadlay khilaafka sharci ee u dheexaya golayaasha guurtida iyo wakiilada oo maalmihii udanbeeyay warbaahinta eedo isku marinayay

Garyaqaanka guud ayaa farta ku fiiqay halka uu salka ku hayo khilaafka labada gole

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/m0MzjM28y0A

COMMENTS
LINKS