HARGAYSA(W,N) Dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa saaka bilowday rarka dadka dehx degan wadada 150ka iyo agagaagrkkeda kuwaasi oo loo raray dhul ay dawlada hoose uga diyaarisay galbeedka hargaysa.
Maayarka caasimada oo ay weheliyaan kuxigeenkiisa iyo xoghayaha dawlada hoose ayaa iyagu sitoos ah uga qaybqaadanayay banaynta wadadan iyo rarka qoysayska dhex deganaa;
Halkan Ka Daawo Muuqalka Warkan;