Daawo: Abwaan Laabsaalax oo Maanso Baroordiiq Ah Ka Dul Tiriyay Aaskii Abwaan Sangub | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Abwaan Laabsaalax oo Maanso Baroordiiq Ah Ka Dul Tiriyay Aaskii Abwaan Sangub
June 21, 2019 - Written by Reporter:

Jigjiga (WJN) – Abwaan Xasan Saleeban Dhuxul (Laabsaalax) oo ka mid ah Hal-abuurka da,dayar ee Somaliland, ayaa maanso baroordiiq ah ka dul tiriyay Aaskii alah ha u naxariistee Marxuum Abwaan Maxamuud Cabdilaahi Ciise (Sangub) oo maanta lagu aasay magaalada Jigjiga.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS