Ciidamada Booliska Somaliland oo Ka Hadlay Askari Ku Dhintay Iska Hor-imaad | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamada Booliska Somaliland oo Ka Hadlay Askari Ku Dhintay Iska Hor-imaad
June 16, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Cabdiraxmaan Liibaan (Fooxle) iyo Taliyaha ciidanka Booliska ee gobolka Togdheer, ayaa ka hadley Hal Askari ku dhintay Iska hor-imaad deegaanka Fiqi Ayuub ee Gobolka Togdheer ku dhex maray Dad Shacab ah iyo Ciidammada  Booliska.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS