Cali Qoryooley oo Madaxdii Hore Soo Martay Somaliland Ku Eedeeyay Inay God Madoow Ku Rideen Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Cali Qoryooley oo Madaxdii Hore Soo Martay Somaliland Ku Eedeeyay Inay God Madoow Ku Rideen Somaliland
June 30, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Qoraa Cali Dool Axmed (Cali Qoryooley), ayaa madaxdii hore ee soo martay Somaliland ku eedeeyay inay god madoow ku rideen Somaliland.

Dhinaca kale, Qoraa Cali Qoryooley ayaa waxa uu madaxda Somaliland ee hada joogta uga digay inay maraaan wadadii ay mareen madaxdii hore ee soo martay Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS