|
|||||
WAJAALE NEWS
Cali Gurey oo Taageeray Shirka Ay Qabsanayaan Qaar Ka Mida Beelaha Bariga Burco
June 15, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey) oo ka mida masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye, ayaa waxa uu taagero weyn u muujiyay shirka ay qabsanayaan qaar ka mid ah Beelaha Bariga Burco.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka; Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|