Cali Gurey oo Taageeray Shirka Ay Qabsanayaan Qaar Ka Mida Beelaha Bariga Burco
June 15, 2019 - Written by Reporter:
Hargeysa (WJN) – Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey) oo ka mida masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye, ayaa waxa uu taagero weyn u muujiyay shirka ay qabsanayaan qaar ka mid ah Beelaha Bariga Burco.