Boobe Yuusuf Ducaale oo Ka Sheekeeyay Tariikhda Abwaan Saxardiid Maxamuud Jabiye | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Boobe Yuusuf Ducaale oo Ka Sheekeeyay Tariikhda Abwaan Saxardiid Maxamuud Jabiye
June 15, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa ka waramay Taariikhdii Alle ha u naxariistee Abwaan Saxardiid Maxamuud Cilmi oo ku magac dheeraa Saxardiid Jebiye oo maanta ku geeriyaaday magaalada Hargeysa, islamarkaana ahaa Abwaanadii halganka dheer oo af iyo adin ba leh kaga qayb galay halgankii xorriyad doonka ee gumaystihii Ingiriiska ay shacabkii Somaliland kaga soo horjeedeen.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS