Baanka Adduunka oo Kormeer Ku Tagay Hay’adda Shaqaalaha Dawladda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Baanka Adduunka oo Kormeer Ku Tagay Hay’adda Shaqaalaha Dawladda
June 27, 2019 - Written by Reporter:

Hargyesa (WJN) – Saraakiil ka socotay Bangiga Adduunka ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Hay”adda Shaqaalaha dawladda Somaliland, waxaana weftigan halkaasi ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Hay”adda Shaqaalaha Farxaan Aadan Haybe, Iyagoona weftigu kulan la qaatay masuuliyiinta Hay”addaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/lLJu5ePiba0

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS