Aqoonyahan Mustafe Habbane oo Sharraxay Siduu U Dhacay Musuqa Baanka Adduunku Sheegay Inuu Hadheeyey Hay’adda Shaqaalaha Dowladda Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Aqoonyahan Mustafe Habbane oo Sharraxay Siduu U Dhacay Musuqa Baanka Adduunku Sheegay Inuu Hadheeyey Hay’adda Shaqaalaha Dowladda Somaliland
June 15, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Aqoonyahan Mustafe Cabdiraxmaan Habbane oo ka mid ahaa Xubno u tartamay barnaamijka diiwaangelinta shaqaalaha dowladda Somaliland 2017-kii oo ay Hay’adda shaqaalaha dowladda oo Baanka Adduunku maalgeliyey wadday, balse booskii uu ku guulaystay la musuqay siduu hore warbaahinta ula wadaagay, ayaa faahfaahin ka bixiyey sida loo musuqay lacagta Baanka Adduunku dhawaan shaaciyey in Somaliland musuqday.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS