“Xukun Milateri Xal U Naqon Mayaan Dhibaatooyinka Somaliland”.Siyaasi Buubaa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Xukun Milateri Xal U Naqon Mayaan Dhibaatooyinka Somaliland”.Siyaasi Buubaa
May 3, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)– Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo ka mida Siyaasiyiinta Somaliland, ayaa si adag uga hadley xaalada deg deg ah ee Madaxweyne Biixi ku soo rogay degmooyinka Ceel-afweyn, Gar-adag iyo Ceerigaabo, in Xukun Milateri aanu xal u ahayn dhibaatiyinka ka taagan Somaliland.

Dhinaca kale Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa ayaa waxa uu ka hadley buqii iyo sawaxankii hadheeyay fadhigii labada gole Baarlamaan ee Guurtida iyo Wakiilada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS