|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbi Siyaasadeed Cusub Oo La Filayo In Jabuuti Lagaga Dhawaaqo
May 18, 2019 - Written by Editor:Jabuuti(W.N): Guud ahaan dalka jabuuti ayaa waxa laga hadal hayaa urur siyaasadeed cusub. oo la filayo in dhawaan lagaga dhawaaqo caasimada dalka jabuuti. Urur siyaasadeedkan ayaa magaciisa waxa la yidhaa L.D.D waxaana ku bahoobay xubno dhalinyaro ah oo ka kala yimid dalka Dibada iyo Gudaha dalka Jabuuti. Islamarkaana ku midaysan inay heegan u noqdaan qaybtoodana ka qaataan hogaaminta iyo horumarinta dalka iyo daka jabuuti. Waxaana Xisbiga L.D.D. Gudoomiye ay u Doorteen Abdoul Kadir Ahmed Cheikh(Ali Cheikho) Related posts:Dowladda Somaliland Oo Hakisay Wada-xaajoodka Iyo Wada-tashiyada Khuseeya Mashaariicda UN-ka Ee Ka... Brazil: Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Biriij Dumay Oo Ku Yaala Mid Kamidda Magaaloyinka Uu Ka Socd... Madaxweyne Ku-xigeenka Jsl Oo Shubay Lacagtii Shuruudda Lagaga Dhigay Musharraxiinta U Tartamaya Ho... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|