Xildhibaan Dheeg Oo Sharci Daro ku Tilmaamay Xaalada Deg Dega Ah Ee Xukuumadu Saartay Gobolka Sanaag Iyo Tacadiga Ay kula Kacday Qoyska Ina Xasan Dalab, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Dheeg Oo Sharci Daro ku Tilmaamay Xaalada Deg Dega Ah Ee Xukuumadu Saartay Gobolka Sanaag Iyo Tacadiga Ay kula Kacday Qoyska Ina Xasan Dalab,
May 4, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan dheeg oo kamid golaha guurtida somaliland ayaa ka dareen celiyay talaabadii ay golayaasha baarlamaanka ka qaateen qorshihii xukuumadu ku doonaysay in laa deg deg lagu soo rogo gobla sanaag

Sidoo kale xildhibaan ayaa wax laga xumaado ku tilaamay Tacadiga iyo awood sheegasha xukuumadu kula kacday qoyska maxamed xasan dalab oo dhulkiisii madaxwaynuhu xoog kaga dhisanayo madaxtooyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS