|
|||||
WAJAALE NEWS
Wefdi Ka Socda Dawlad Deegaanka Soomaalida oo Lagu Soo Dhaweeyay Wajaale
May 17, 2019 - Written by Reporter:Tog Wajaale (WJN) – Wedti balaadhan oo ka socda dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo uu hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada dawlad deegaanka Soomaalida, ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalo xuduudeedka Tog Wajaale. Sidoo kale, waxaa wefdigan halkaasi ku soo dhaweeyay Wasiirada hawlaha guud, Gaashaandhiga, Maayirka caasimada Hargeysa, Maayirka Gobolka Gabiley iyo Maamulka degmada Wajaale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Tog-Wajaale Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Xisbiga Ucid Oo Hadlay Xayiraada Xukuumadu Saartay Tvyada Horyaal Iyo Eryal,kuna Eedeeyay In Ay Qaad... DAAWO;-Nuxurka Khudbad Madaxwayne Biixi Ujeediyay Ardayda Jaamacada Tima Cade Iyo Dar Daaranka Uu Fa... Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Gaadiidka Iyo Jidadka Oo Kormeer Ku Tagay Biriijyada Wadada Berbera Oo R... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|