|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Cadaalada JSL Oo Caawa Dadwaynaha Magaalada Badhan Kula Caweeyay Goobaha Ay Ku Kulmaan.
May 19, 2019 - Written by Editor:Badhan(W,N ) Wasiirka Cadaalada JSL mudane Cabdirisaaq Cali Cabdi ayaa caawa socod lug ah ku maray suuqa magaalada Badhan Waxa kale oo uu wax ka iibsaday lana caweeyey shacbiga ku dhaqan magaalada Badhan iyo waliba qaar ka mid ah meheradaha ku yaala degmada Badhan, kadib socdaal uu maanta ku yimid magaalada badhan ayaa waxa uu u jeedkiisu ahaa sidii uu waxa uga ogaan lahaa xaalada guud ee gobolka Badhan iyo waliba sidii loo xoojin lahaa amniga mandaqada.
Geesta kale waxa uu wasiirka Cadaalada JSL kulamo kala duwan la qaatay shacbi weynaha ku dhaqan degmada Badhan kaasi oo kulanka la yeeshay uu daaranaa sidii ay isku xaal waraysan lahayeen wasiirka cadaalada JSL iyo waliba xogogaal u noqoshada Gobolka Badhan.
Related posts:DAAWO; Xildhibaan Tukaale oo Reer Gabiley KulaTaliyay in Cida Maanta Dalka Badbaadin Karaysaa Ay ta... Daawo:Wararkii U Danbeeyay Doontii Soomaalidu Saarnayd Ee Madfacu Ku Habsaday Bada Yemen Iyo Dhimas... Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Gaadhay Magaalada Oog Iyo Nuxurka Kulan Uu La Qaatay Taliyaha Ciidanka Q... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|