|
|||||
WAJAALE NEWS
Waddani oo U Jawaabay Wasiir Maxamed Kaahin, Kana Hadlay Dhulka Madaxtooyada Laga Dhisayo, Doorashada iyo Arimo Kale
May 5, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)– Hogaamiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ay wehelinayaan Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil Yare” iyo Xildhibaan Xuseen Axmed Caydiid oo maanta si wada jira shir jaraa’id ugu qabtay xarunta Xisbiga Waddani ee Hargeysa, ayaa waxa ay ka jawaabeen eedaymo uu Wasiirka arimaha Guduhu u soo jeediyay Xisbiga Waddani. Dhinaca kale hogaanka sare ee Xisbiga Waddani ayaa waxa kale oo ay ka hadleen xadhiga guddoomihii garabka dhalinyarada ee Xisbiga Waddani.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Baanka Dhexe Ee SOmaliland Iyo Waayo-aragnimada Uu Ka Heli karo Hab-maamulka Lacagaha Zaad-ka Iyo Ed... Magacaabista Guddiga Culimadda. Ee Uu Madaxwayne Siilaanyo Magacaabay Oo Khilaafsan Dastuurka Qarank... Daawo:Gudoomiyaha Gudida Dabagalka Xasuuqa Somaliland Oo Si Adag U Dalbaday In Loo Soo Qabto Gacan K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|