“Waanu La Kulmaynaa Siyaasiyiinta Somaaliya, Hadaanu Jaanis U Helno” Prof Cabdisalaan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waanu La Kulmaynaa Siyaasiyiinta Somaaliya, Hadaanu Jaanis U Helno” Prof Cabdisalaan
May 26, 2019 - Written by Editor:

HAARGAYSA(W,N)Prof cabdisalaan yaasiin oo kamid mujaadihiin dalkan usoo halgantay aya kahadlay sid uu u arko inxukuumada Somaliland la kulanto siyaasiyiinta Somaliland

Sidoo kale prof cabdisalaan ayaa sheegay in siyaasiyiinta Somaliya iyo uwa Somaliland ay ku kulmi karaan hargaysa iyo muqdishoba

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS