|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland oo Hambalyo U Diray Ciidanka Qaranka Munaasibadda 18-ka May Awgeed
May 17, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Taliyaha ciidanka Qaranka Jamhuurriyada Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhamman Ciidanka Qaran Somaliland xuska sannad guuradii 28-naad ee 18 May. Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani isagoo ku hadlaya Magaciisa, Ka saraakiisha, saraakiil xigeenka iyo Dableyda Ciidanka Qaranka JSL iyo Xaasaskoodu meel kasta oo ay kaga sugan yihiin Dalka, isagoo ugu Hambalyeynaya Munaasibada Xuska Sannad Guurada 28-aad ee la soo noqoshada xoriyada Jamhuuriyada Somaliland oo ku beegan Barito oo ay tahay 18 May 2019. Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani wuxuu Alle uga baryayaa in uu Sannadkan sanadkiisa kale ku gaadhsiiyo Caafimaad iyo Cimri dheer.
Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Ciidamada Jsl Oo Digniin Udiray Dadka Arimaha Ciidanka Baraha Bulshada Kaga Hadla Iyo Siyaasiyiinta. wasiirka Hawlaha Guud Oo Mar Kale Falaadh Xanuun Badan Ku Ganay Maayarada Magaalooyinka Dalka, Mudo ... Madaxweyne Biixi Ma Ka Dabaalan Doonaa Siyaasadda Cakiran Ee Somaliland Iyo Arrimaha Ka Socda Geeska... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|