Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Ka Hadlay Sobobta Loo Xidhay Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga Wadani. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Ka Hadlay Sobobta Loo Xidhay Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga Wadani.
May 1, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Taliska ciidanka booliska somaliland ayaa shir jaraa,id oo ay qabteen faah faahin kaga bixiyay sobobta loo xidhay gudoomiyaha garabka dhalinyrada heer qaran ee xisbiga wadani maxamed sidiiq dhame iyo danbiga loo hayso

Afhayeenka ciidanka booliska ayaa sharaxay falka loo hayso iyo ficilada uu ku kacay

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS