|
|||||
WAJAALE NEWS
Suldaan Ibraahim Jaamac Samater oo Shaaciyey In Labadii Sarkaal Lagu Khaarajiyey Qorshe Beeleed Loo Dhamaa
May 4, 2019 - Written by Reporter:Borama (WJN)– Suldaan Ibraahim Jaamac Samater oo ka mida Madax-dhaqameedka gobolada galbeedka Somaliland, ayaa xukuumada Somaliland ugu baaqay in Maxkamada la soo taago ragii ka danbeeyay dilkii labada sarkaal ee lagu dilay degmada Gar-adag. Dhinaca kale Suldaan Ibraahim Jaamac Samater ayaa waxa uu sheegay in dilka labadaasi sarkaal uu ahaa mid qorshaysan oo ay u dhamaayeen dadka deegaanka Ceel-afweyn.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Borama Office Wajalenews@gmail.com Related posts:DAAWO;-Musharax Maxamed Cabdilaahi Jawaan Oo Shaaciyay In Uu Ka Tanaasulay Hankiisii Musharaxnimo+ S... DAAWO; Jawaari Oo ka Hadlay Sobobaha Ku Qasbay In Uu Xilka Iska casilo Iyo Arimo kale Oo Xasaasiya, “Muuse Biixi Markii La Doortay Waxa Lays lahaa’ Nin Mujaahid Ah Ayaa Dalkii Qabsaday, Balse Hada Dh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|