|
|||||
WAJAALE NEWS
Suldaan Ibraahim Jaamac Samater oo Shaaciyey In Labadii Sarkaal Lagu Khaarajiyey Qorshe Beeleed Loo Dhamaa
May 4, 2019 - Written by Reporter:Borama (WJN)– Suldaan Ibraahim Jaamac Samater oo ka mida Madax-dhaqameedka gobolada galbeedka Somaliland, ayaa xukuumada Somaliland ugu baaqay in Maxkamada la soo taago ragii ka danbeeyay dilkii labada sarkaal ee lagu dilay degmada Gar-adag. Dhinaca kale Suldaan Ibraahim Jaamac Samater ayaa waxa uu sheegay in dilka labadaasi sarkaal uu ahaa mid qorshaysan oo ay u dhamaayeen dadka deegaanka Ceel-afweyn.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Borama Office Wajalenews@gmail.com COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|