|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire Oo “Baarlamaanka Jsl Ugu Baaqay In Ay Diidaan Ansixinta Xukunka Deg Deg Ah Ee Madaxwaynuhu Kusoo Rogay Gobolka Sanaag.
May 1, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Siyaasi Cabdilaahi Geel jire oo kamida siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa baarlamaanka somaliland ugu baaqay in aanay ansixin xukunka Deg deg ah ee madaxwayne muuse biixi kusoo rogay gobolka sanaag kaasi oo maalinta bari kulan ay ka yeelanayaan laba gole ee Somaliland Siyaasi geel jire ayaa ka digay khatarta ku lamaan xukunka deg deg ah ee xukuumadu shaacisay HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:“Madaxwayne Biixi Wuu Ka Been Sheegay, Midnimada Umadda, Mayd Maxaa Ugu Danbeeyay”Siyaasi Jaamac Sha... Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland Oo Digniin Kama Danbays Ah U Diray Cid Kasta Oo Isticmaasha Ciwaan... Waa maxay Abaalka siyaasdeed ee Muuse Biixi iyo Maxamed Kaahin ku lahaayeen madaxweyne Siilanyo,Maxa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|