Shirkada Daabacaada Sagal Jet Oo Deeq Xoolo Ah Iyo Dharkii Ciida Gaadhsiisay Xarunta Agoomaha Hargeys | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkada Daabacaada Sagal Jet Oo Deeq Xoolo Ah Iyo Dharkii Ciida Gaadhsiisay Xarunta Agoomaha Hargeys
May 20, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(W.N): Shirkada Daabacaada Casriga ah Ee Sagal Jet ayaa maanta deeq isug jirta xoolo nool iyo dharkii ciida gaadhsiisay xarunta agoomaha ee magaalada hargaysa waxaana halkaasi ka hadlay oo faahfaahin ka bixiyay deeqda ay bixiyeen madaxa xidhiidhka dadweynaha ee shirkada sagaljet Sacad Cabdi Daahir:
Halkan ka daawo warkoo dhamaystiran:

COMMENTS
LINKS