Shil Naxdin Leh Oo Maanta Ka Dhacay Jidka Isku Xidha Magaalada Hargaysa Iyo Berbera | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shil Naxdin Leh Oo Maanta Ka Dhacay Jidka Isku Xidha Magaalada Hargaysa Iyo Berbera
May 7, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(Wajeelenews)lix qof ayaa ku geeriyooday tiro intaa ka badana way ku dhawaacmeen ka dib markii maanta ay isku dhaceen labo gaadhi oo kala ah nooca soomaalidu ay u taqaano candha maydlaha iyo gaadhi bas ah oo ay lahayd shirkada Damal.

Shilkan oo ahaa mid argagax leh ayay ku naf waayeen 6 qof halka uu dhaawucuna intaas ka badan yahay

 

COMMENTS
LINKS